Xil ka qaadis lagu sameeyay Guddoomiye ku-xigeenka guddiga Doorashooyinka Qaranka (Akhriso)

Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiye ku-xigeenka guddigaasi Sayid Cali Sheekh Maxamed sidoo kale ka saaray xubanimadii guddigaasi. Xil ka qaadista lagu sameeyay Gudoomiye kuxigeenka guddiga doorashooyinka ayaa la ogeesiiyay Madaxda ugu sareysa ee dalka, waxaana lagu eedeeyay Gudoomiyaha xilka laga qaaday xadgudbyo kahor imaanaya sharciga iyo xeer hoosaadka … Continue reading Xil ka qaadis lagu sameeyay Guddoomiye ku-xigeenka guddiga Doorashooyinka Qaranka (Akhriso)